“Author Archive”
Boorama(Togdhnews)-Madaxweyne ku- xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillahi Saylici oo maanta booqday magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa dhaleeceeyay dil xalay ganacsade loogu geystay deegaanka Xariirad ee degmada Saylac ee gobolka Awdal. Saylici waxa uu tilmaamay in hal aragti laga qaato qof walba oo dembi geysta si loo joojiyo dhibaatooyinka ay dembiilayaashu u geysanayaan dadka rayid [...]
11:29 pm | Posted in Somali News | Read More »
Hargaysa(Togdhnews)- Masuuliyiinta Booliska Somaliland ayaan ka hadlin ilaa hada dilalka haweenka ee ka dhacay magaalada Hargaysa oo maraya laba dumara, oo cidii dishay lahayn ilaa hada. lama garanayo sababta lagu dilay haweenkan,mana jirto masuuliyiin boolisa oo ka hadashay dilkan cusub ee ku soo kordhay dalka. madaxda booliska Somaliland ayaa la sheegayaa inay ku mashquulsan yihiin [...]
11:21 pm | Posted in Somali News | Read More »
Hargaysa(Togdhnews)-Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka celisay Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho ka soo qaatay dawladda Muqdisho ee dalka Soomaaliya, sidaasna waxa lagu shaaca ka qaaday war-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda Duulista hawadda Somaliland. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Chief of Protocol-ka wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Cabdilaahi Axmed Caarshe, [...]
10:24 pm | Posted in Somali News | Read More »
Somalidu waxay ku maahmaadaa “hubsiimo halbaa lasiistaa “ oo ay uga jeedaan in layska hubiyo waxkasta intaan lagu dhaqaaqin fulintiisa , waxa kale oo kale oo ay maahmaahdaa ,“Intaanad falin ka fiirso”. Waxaanu u baxnay aniga iyo koox warfidiyeeno ah meel ka baxsan magaalada Hargeysa halkaasi oo aanu doonaynay in aanu kaga qayb-galno munaasabad uu [...]
9:56 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Salaan iyo nabadi korkiina ha ahaato. Assalaamu calaykum wa raxmatullaah wa barakaatu. Waa qormadii seddexaad ee geedi-socodka dimuquraadiyadda furan ee adduun weynaha. Ujeedada socdaalkeena taariikheed waa inaynu dhabadii la soo maray dib u qaadno, si aynu daawo ugu helno xanuunada aafeeyey nidaamka aynu indho la’aanta u qaadanay. Habkii wakiilnimada looga baahnaa in lagu helo Gole [...]
8:02 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Somaliland to stand by Ethiopia over any Nile water conflict (Medeshi)- Commentary – The Ethiopian and Somaliland people are among the Cushites that inhabit in the Horn of Africa . Both countries share boundary and similar culture . Thousands of Somalilnders live and have business in Ethiopia while more number of Ethiopians work in [...]
7:54 pm | Posted in English News,Maqaal iyo Aragti | Read More »
Qormadan ayan si kooban ugaga hadli doonaa Tahriibka iyo Dhalinyarada Maanta oo baryahan danbe aad u soo kordhay dhalin badana ay ku nafwaayeen. Hadaba Tahriibow Maxaad tahay? Tahriib waa qof raba inuu si sharci darro ah ku galo wadankale oo an laga ogolayn, Sidoo kale waxa uu noqon karaa mid lagu kootarabaaninayo dad la doonayo [...]
3:43 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Dadka reer jabuuti iyo Somaliland waa dad walaalo ah oo dhaqan iyo dhiig wadaaga , markaa waxaa haboon inaynu iyaga la samaysano CONfedraali , madaxweynahu waa Somaliland raiisal wasaarahuna waa jabuuti ,si aynu unoqono dal weyn oo caalami ah oo geeska uga muuqda reer koonfur iyagu dad meel u socda maaha oo horta daacadnimada ayaaba [...]
3:40 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Soomaalida hore waxay ugu maah-maahda “Wixii la qariyaba qudhunba ku jira” Ururkii xaqsoor ee bishii November ee kal hore markii lagu dhawaaqay natiijadda doorashada golayaasha deegaanka la sheegay inuu saaxadda siyaasadda ka siibtay, isla markaana madaxda ururkaasi iyo dad badan oo looga qaateen u ah siyaasadda socod baradka ah ee Somaliland ay isku raaceen in si [...]
3:37 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Shirkan jaraa'id ee ay guddigu qabteen xalay (17/06/13) ayey si rasmi ah ugu soo bandhigeen xisaab-xidhkii munaasabaddii 18 May ee sandankan lagu qabtay Garoonka kooxda kubadda cagta ee Barnet ee ku yaalla woqooyiga London. Guddoomiyihii guddiga qabanqaabada isla markaana ah Safiirka Somaliland mudane Cali Adan Cawaale ayaa hadal uu madasha ka jeediyey ku iclaamiyey [...]
3:33 pm | Posted in Somali News | Read More »
Recent Comments