logo
logo

logo
logo

logo
logo
Maqaal iyo Aragti

Sharia Law (The Islamic Law ). »

  Islam is a religion for worship and as well for governing,and Allah glory to him when He created this World told to the Angles that He will make for this World who…

8:01pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Ninkii Reer Burco iyo dhagaxaantiisii….. ila qosol »

bidhaan

  Nin reer burco ah oo degan magaalada Birmingham  ee badhtamaha Britian , ayaa markuu soo galay qurbaha waxaa shidayey raganimo buux dhaaftay iyo fariidnimo kaamila  , Isagoo u haystay dadka qurbaha  kaga…

7:55pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

TACSI MADAXWEYNE »

  Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid MARXUUM Dr.…

7:33pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN »

  Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun   Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid, Maamulaha R& ME Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Deputy CEO for R&ME,…

7:30pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Tacsi ku socota xaaska iyo Ehelka..DR.Idiris Ibrahim Abdi oo ku geeriyooday Dalka Somaliland, caasimadiisa Hargeisa 27/1-2012 »

    1.Daahir Rayaale Kahin iyo xaaskiisa 2. Mohamed Ibrahim Yassin (Ollaad) iyon xaaskiisa 3. Ahmed Yasin Gabaxadi iyo xaaskiisa 4. Ahmed Yusuf Yasin iyo xaaskiisa 5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa 6.…

7:28pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Jaamacadda Alpha oo soo Bandhigtay Qaamuus Cusub oo Isku Turjumaya Laba Luqadood »

  Hargeysa (Togdhnews)- Saddex ka mid ah ardeyda wax ka barata  Jaamacadda Alpha University Collage ee magaalada Hargeysa, ayaa soo bandhigay shalay qamuus electaroonig ah oo u fududeynaya bulshada ku hadasha afka Soomaaliga…

12:20am > Friday : January 27,2012 / Read More »

RA’IISAL WASAARE(CAMAROON; BRITAIN) AHAAN AYAAN KU AQBALAY CODSIGA KA QAYBQALKA SHIRKA LONDON »

SONY DSC

  Waa jawaabta ugu habboon ee madaxweynaha somaliland ka bixin karo hadalkii safirada ingiriiska iyo maraykanku ka sheegeen warbaahinta kala duwan, kaas oo ay ku dalbanayeen in Somaliland ay ka qaybgasho shirka London…

10:36pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Waxaannu si Adag u Aaminsanahay in Jiritaanka iyo Goonni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland Tahay Muqadas’ »

 ‘ Baaq ay soo saareen qaar ka mid ah aqoonyahanka, dhallinyarada iyo siyaasiyiinta beesha Muuse Dheriyo  Annagoo ah aqoonyahanka, dhalinyarada, siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Muuse Dheriyo oo ka tirsan beelihii la isku odhan…

10:00pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo Dhagax-dhigay Mashaariic Dawladda Somaliland ka Fulinayso Bariga Sanaag »

  Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa dhagax-dhigay shalay mashaariic ay ka mid yihiin ceelal riig ah, saldhig boolis iyo sariibad cusub oo laga hirgelinayo degaannada Carmaale, Damale Xagare iyo…

9:54pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Ragga oo 60% aad ugu Kalsoonaadaan Lebbiska Xaasaskoodu u Dooraan Markay Shaqo Tagayaan »

  Rag badan ayaa aad u jecel dharka la xidho waqtigan casriga ah, balse waxa la ogaaday in gebi ahaanba ay doorbidaan in ooridoodu u hagaajiso xidhashada lebbiska. Daraasad ay soo saareen xarunta…

3:28pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Most read articles of the week »

Most read articles of the week The joys of investing in Somaliland "How are you going to make money in a country that doesn't even exist? " That was probably the question that…

3:23pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Alloow talada tii roon nagu taakuleeyo nagu tiiri waligaa »

pic(1)

Ma tix maanso baradba Ma tiraab la urursha Ma murtida tisqaade Tiriyeen abwaanadu Tuduc laga garoocda.   Ma tilmaan wax garadiyo Talo qaran dhisayso Tacab badani galayo Toosin looga jeeda. Mise waa turxaamayn…

3:17pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Madaxweyne Siilaanyo ka hadlay Aragtidiisa Shirka lagu qabanyo LODON, Xaalada Buuhoodle iyo Natiijadii Shirka Khaatumo. »

Siilaanyo

  Hargeysa (Togdhnews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed  (Siilaanyo) ayaa  Waraysi uu siiyay Ilaacada BBC-da ,laanteeda Afka Soomaaliga  faahfaahin ka bixiyay  aragtidiisa ku wajahan Shirka ka dhacaya dhowaan  Lodon  ee lagu soo marti…

12:24am > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Baaq ay soo saareen qaar ka mid ah aqoonyahanka, dhallinyarada iyo siyaasiyiinta beesha Muuse Dheriyo »

     Annagoo ah aqoonyahanka, dhalinyarada, siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Muuse Dheriyo oo ka tirsan beelihii la isku odhan jiray Gabooyaha, waxaannu caddaynaynaa in beesha Muuse Dheriyo ay si adag u aaminsan tahay,…

9:02pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »
Somali News

Gudoomiyaha degmada Balidhiig oo ka warbixiyey Xaaladda Guud ee magaladaasi »

1

Gudoomiyaha Degmada Balidhiig. Xoghaya degmada Balidhiig iyo Gudoomiyaha degmadaasi.…

12:19am > Saturday : January 28,2012 / Read More »

Meles Zenawi oo Cadeeyay inaan Ciidankiisu Ka Baxayn Gudaha Soomaaliya. »

68270ea00c6e5d8bdccbf1b22c23_grande

  Adis-Aabab(Togdhnews)-Raysul wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa, cadeeyay in ciidamada dalkiisa ka socda ay sii joogi doonaan Soomaaliya tan…

10:38pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Xildhibaan ka Tirsanaa Maamulka Puntland oo Caawa La dilay. »

images

  Boosaaso(Togdhnews)-Xildhibaan lagu magacaabi jiray Bile Maxamuud Yuusuf, oo ka tirsanaa xildhibaannada baarlaanka ee maamulka Puntland ayaa caawa lagu…

10:32pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Wasiiro Somaliland ah oo Booqday Fadhiisamada Ciidanka Qaranka ee Degaanka Buuhoodle Iyo Midka Mida Xubnihii Lagu Doortay Taleex oo ku dhaawacmay Dagaalkii Shalay. »

s

Burco(Togdhnews). Xaaladda deegaanka Buuhoodle ee maaalintii shalay dagaalka culusi ka dhacay ayaa,maanta deggan oo wax dagaal ahi ka socon,…

9:13pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Wararkii ugu danbeeyey ee khasaaraha dagaalki ka dhacay degaanka Buhoodle shalay. »

Burco (Togdheernews.com)- Dagaal aad u culus ayaa gelinkii dambe ee shalay degaanka Buuhoodle klu dhexmaray ciidanka qaranka Somaliland iyo…

3:08pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Qaramada Midoobay oo Shaacisay in Bishan Tirada Ciidammada AMISOM la Gaadhsiin Doono 12 Kun oo Askari »

  Qaramada Midoobay, ayaa shaacisay in bishan gudaheeda tirada ciidammada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho la gaadhsiin doono…

2:49pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

‘Wuxuu Ku-simaha Guddoomiyuhu Magacaabi Doonaa Guddida Qabanqaabada soo Dhowaynta Guddoomiyaha UDUB’ Maxamuud Cabdi Malow »

 Mr. Maxamuud Cabdi Faarax (Malow) oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, ayaa sheegay in magacaabista…

2:45pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Mooshin ka Dhan ah Xukuumadda Somaliland oo Sabtida la Horkeenayo Golaha Wakiillada »

  Hargeysa (Togdheernews.com)- Mooshin ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo ay saxeexeen in ka badan 30 xildhibaan, ayaa…

2:40pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Huteel Casri Ah oo laga furmay magaaladda Burco. »

1

12:08am > Friday : January 27,2012 / Read More »

Urursiyaadedka Umadd oo xafiska ka furtay Boorame. »

11:54pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Madaxweynaha Iran oo Daboolka ka Qaaday Inuu u Diyaaryahay Wadahadal uu la Yeesho Quwadaha Reer Galbeedka »

axmed nejaad

  Terhan (Togdheernews/W.Wararka)-Madaxweynaha Iran Maxamuud Axmed/Nejaad, ayaa daboolka ka qaaday in xukuumaddiisa Tahran diyaar u tahay in ay meel…

9:39pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Shirka London Siyaasad Qaran ha Lagaga Qaybgalo ama Cod Midaysan ha Lagaga Joogo »

Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa markale ku celiyey in talo qaran oo…

9:27pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Daahir Rayaale oo si degdeg ah dalka u imanaya + magacyada xubno loo xulay soo dhawayntiisa + qalab laga qaatay xarunta UDUB ee Hargeysa »

  “Go’aanka Guddoomiyaha UDUB Ninka ku qanci waayaa isagaa cirka roob ku og…. furayaashiina annagaa ayaa beddelnay si loo…

9:25pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Tababar u soo Afjaray Wariyayaal »

ibraahim

  Hargeysa (Togdheernews.com)- Ururka suxufiyiinta ee SOLJA iyo Wakaaladda Qaramada midoobay u qaabilsan qorista wararka bina’adaminimada ee IRIN, ayaa…

9:22pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

War-degdeg ah : Dagaal ka Socda Degaanka Buuhoodle Iyo Cali Khaliif oo maanta Yimi Buuhoodle. »

  Burco (Togdhnews)-  Dagaal ayaa goor dhoweyd ka bilaabmay  degaanka Buuhoodle,kaasoo u dhaxeeya  Ciidamada Qaranka Somaliland  iyo Maleeshiyo ka…

5:35pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Haweenka oo la Oggaday inay Ragga uga Adkaysi Yar Yihiin Garaaca Xannuunadu Sababaan »

  Khubaro caafimaad oo ka tirsan kuliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Stanford ee dalka Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaaday in…

4:01pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Horn Cable TV (LIVE)


Xusuus

Xusuus-qorkii Maxamed Siciid Gees

Find us on Facebook

Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta

s

Wasiiro Somaliland ah oo Booqday Fadhiisamada Ciidanka Qaranka ee Degaanka Buuhoodle Iyo Midka Mida Xubnihii Lagu Doortay Taleex oo ku dhaawacmay Dagaalkii Shalay. »

Burco(Togdhnews). Xaaladda deegaanka Buuhoodle ee maaalintii shalay dagaalka culusi ka dhacay ayaa,maanta deggan oo wax dagaal ahi ka socon, Haseyeeshee Xubno ka tirsan wasiirada xukuumadda Somaliland oo ay ka mid…

9:13pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Ragga oo 60% aad ugu Kalsoonaadaan Lebbiska Xaasaskoodu u Dooraan Markay Shaqo Tagayaan »

  Rag badan ayaa aad u jecel dharka la xidho waqtigan casriga ah, balse waxa la ogaaday in gebi ahaanba ay doorbidaan in ooridoodu u hagaajiso xidhashada lebbiska. Daraasad ay…

3:28pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »
Siilaanyo

Madaxweyne Siilaanyo ka hadlay Aragtidiisa Shirka lagu qabanyo LODON, Xaalada Buuhoodle iyo Natiijadii Shirka Khaatumo. »

  Hargeysa (Togdhnews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed  (Siilaanyo) ayaa  Waraysi uu siiyay Ilaacada BBC-da ,laanteeda Afka Soomaaliga  faahfaahin ka bixiyay  aragtidiisa ku wajahan Shirka ka dhacaya dhowaan  Lodon  ee…

12:24am > Thursday : January 26,2012 / Read More »
article-2091458-11746487000005DC-972_634x347

Warar Faahfaahsan oo ka Soo Baxay Sidii Ciidammada Maraykanku u soo Badbaadiyeen Ajenib Dablay Hubaysan ku Afduubteen Dalka Soomaaliya iyo Budhcad-badeeda Lugaha iyo Gacmaha ka Jaray Daday Qafasheen »

    Washington (Togdheer/W.Wararka)- xogo faahfaahsan, ayaa ka soo baxay hawlgalkii ciidammada  sida gaarka ah u tababaran ee Maraykanku ku badbaadiyeen Muwaadinad Maraykan ah iyo nin isagu Danish ah oo…

10:11pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »
Madaxweynaha USA

Madaxweyne Obama oo Markii U horeysay Ka hadlay hawlgalkii Ciidanka Maraykanku ka Fuliyeen Gudaha Soomaaliya. »

  Washinton(Togdhnews)-War qoraal ah oo ka soo baxay aqalka cad ee Mareykanka ayuu ku sheegay Obama u sheegay in howlgalka lagu soo furtay dadkii afduubka loogu haystay Soomaaliya uu yahay…

9:13pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »

“Go’aanka shirka wuxuu u yaal dawladda Somaliland iyo shacabka, laakiin waxaan idiin sheegi karaa in Maraykanku taageero xooggan u yahay shirka London lagu qaban doono…. »

  Hargeysa (Togdhnews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay shalay ergayga dawladda Maraykanka u qaabilsan arrimaha…

8:56pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Kulan Xog-waraysi ah la Yeelatay Muwaaddin ka Badbaaday Xasuusqii Xeebta Jasiira ee Xamar »

IMG_90484-600x450

  Hargeysa (Togdhnews)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa kulan xog-warraysi ah u qabtay xalay muwaaddin magaciisa la yidhaa Cumar…

3:29pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »

Hadimiyo Hantaaq – Naqdi kooban: Buugga Cabdillaahi Yuusuf ee Halgan iyo Hagardaamo Qormadii: 2-3aad »

Somali President Abdullah Yusuf Ahmed sm

  Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 2aad “Ma ninkaan tib iyo qori,  Usha ugu tukubayee,  Taagi laa maxkamad baa,…

10:40pm > Tuesday : January 24,2012 / Read More »

Macallin Koomo Galay Markuu Arkay Inay Bangiga u Taal Lacag Gaadhaysa $10 Bilyan oo aannu ku Ogayn »

      Macallin wax ka dhiga dugsiyada sare ee dalka Hindiya oo la yidhaa Parijat Saha oo mushaharkiisa bilaha ahi yahay…

5:45pm > Monday : January 23,2012 / Read More »

Isu Soo Bixii ugu Balaadhan oo ka Dhacay Magaalada Burco. »

bananbax-1

  Burco(Togdhnews)- Dadweynaha  magaalada Burco  sameeyay  isu soobax balaadhan   oo ay ku muujinayaan  in jiritaanka iyo qaranimada  Somaliland  tahay lama taabtaan.dadaweynahan  oo…

10:44pm > Sunday : January 22,2012 / Read More »

Hadimiyo Hantaaq – Naqdi kooban: Buugga Cabdillaahi Yuusuf ee Halgan iyo Hagardaamo »

Somali President Abdullah Yusuf Ahmed sm

  “Haa waa wadhiisii,  Sardhadii walaaqnayd,  Wiswiskiyo waswaaskii,  Wiishkii la tegi jiray,  Hurdadii la wici jiray,  Ee damaca waalani,  Keenada ku wadi…

9:05pm > Sunday : January 22,2012 / Read More »

HARGAYSA: Madaxda Qaranka oo ka Midaysnayn Mawqifka Madaxbannaanida Somaliland, Xamaasadii iyo Qiiradii Shacabka ee Muujinta Qadiyadda Goonni-isu-taaga Somaliland »

bannaanbax 2

Hargeysa (Togdheernews)-  Isu –soo-bax ballaadhan oo lagu taageeraayo madaxbannaanida Somaliland, ayaa saaka subaxnimadii hore ka bilaabmay magaalada Hargeysa, kadib markii masuuliyiinta axsaabta…

6:44pm > Sunday : January 22,2012 / Read More »
Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya oo Shaaciyey inuu Baanka Horumarinta Afrika la Saxeexday Mashruuc Somaliland Loogu Samaynayo Biyo-gelin » “Shirka Taleex niman yar oo Cali Khaliif ka mid yahay ayaa ku Doonaya inay wax kaga Heleen Dawladda Soomaaliya loo Samaynayo ee maaha wax Somaliland wax yeelaya” » Garsoore Maxkamadeed oo Ammaan kala Daalay Jilaayad Aflaanta Maraykanka ah, Halkii in uu Xukumo Laga Sugaayey » Guddoomiyaha Wakiillada Somaliland oo Xog-warramay Kulan Albaabadu u Xidhnaa oo uu la Yeeshay Faarax Macallin » Dowladda Seychelles ayaa diiday inay Burcad badeed ku wareejiso Denmark. » Md. Faarax Macallin oo markii saddexaad socdaal ku yimi Hargeysa Soona Jeediyay in Nabad Lagu Dhanmeeyo Dagaalka Buuhoodle. » Xukuumadda Somaliland oo Xorriyadoodii u Soo Celiysay Weriyayaashii Xabsiga Lagu Guray iyo Wasiir Duur oo Qado-sharaf u Sameeyey » Magacyada Labaatankii Suxufi ee Shalay la xidhay oo la sii daayay Maanta Iyo Xarumihii HCTV oo Wali Xidhan. . » Guddida Diwaangelinta Ururrada-siyaasadda oo Shahaadada Aqoonsiga ururnimo Guddoonsiisay 15-ka Urur-siyaasadeed ee Is-diwaangeliyey » Xukuumada Siilaanyo Ma Amuusin Karto Qalinka Warbaahinta Xaqa ah. » Ciidanka Madaxtoyada Soomaliland oo xabsiga u taxaabay Weriyayaal Badan oo mudaharaad ka dhigay Madaxtooyada horteeda. » Badhasaabka Oodweyne oo sheegay in dedaal wayn ugu jira horumarinta Waxbarashada iyo dhiirigelinta Beeralayda Gobolka Waraysi. » Cawil Cali Ducaale Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Digay Dheg Xumo Taariikheed oo Ka raacda Shir Siyaasadeedka Taleex. » GUNAAD..Maanso Cusub..Abwaan Weedhsane. » khudbad Sanadeedki Madaxweyne Siilaanyo. » Hay’adda Human Rights Watch oo dhaleecayn ba’aan u soo jeedisay Ciidamada Kenya » Gabadha Aduunka ugu Guurka Badan: Guurki igu dheera waxa uu aha 7 Sano, Halka ki ugu yaraana u ahaa 38 Saacadood. » Wakiilka Somaliland ee Birmingham Dr. A .Ubaxle oo Xukumada Ka Codsaday in talaabo ka qaado TV-yada ku hawlan Burburinta Somaliland. » Todoba Qof oo lagu dhaawacay Magaalada Taleex ee uu ka socdo shirka Beelaha Dhulbahante. »

Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka

Madaxweynaha Iran oo Daboolka ka Qaaday Inuu u Diyaaryahay Wadahadal uu la Yeesho Quwadaha Reer Galbeedka »

axmed nejaad

  Terhan (Togdheernews/W.Wararka)-Madaxweynaha Iran Maxamuud Axmed/Nejaad, ayaa daboolka ka qaaday in xukuumaddiisa Tahran diyaar u tahay in ay meel la fadhiisato waddamada…

9:39pm > Thursday : January 26,2012 / Read More »

Guddoomiyaha Wakiillada oo ka Hadlay Natiijada Ergo ay ka Galeen Khilaaf u Dhexeeyey Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa »

  Hargeysa (Togdhnews)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa markii ugu horreysay ka xog-warramay natiijada ergo dhexdhexaadineed ay…

8:15pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »

Ciidamadaa Gaarka u Tababaran ee Dalka Maraykanka oo hawgal ka fuliyay Xalay Gudaha Soomaaliya. »

  Gaalkacayo(Togdhnews)-Hawlgal milateri oo ciidan Maraykan ah ay ka sameeyeen gudaha Soomaaliya  abaara Sadexdii Habeenimo , ayaa lagu soo furtay labo samafalayaal…

3:42pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »

Khasaare Xooggan ee Dhimasho iyo Dhaawac ee ka soo gaadhay Ciidanka Itoobiya Qarax Al-shabaab ka Fulisay Beledweyne »

Beledweyne (Togdhnews)- Afhayeen u hadlay kooxda Al-shabaab, ayaa sheegay inay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku dileen ugu yaraan 33 askari…

3:23pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »

Guddida Caddaaladda oo Lagu Tilmaamay Inay Saldhig u Yihiin Caddaalad-daradda ka Jirta Somaliland »

  Hargeysa (Togdhnews)- Guddida Caddalaadda Qaranka Somaliland, ayaa lagu tilmaamay inay saldhig u yihiin caddaalad-darrooyinka baahsan ee ka jira dalka, kuwaas oo…

3:15pm > Wednesday : January 25,2012 / Read More »

Shirkada TELESOM iyo Bandhiga Adeegeeda Cusub ee Casriga ah »

telesom

  Hargeysa (Togdhnews)- Shirkada Isgaadhsiinta Somaliland ee TELESOM, ayaa shaacisay adeeg cusub oo ay ugu talogashay macaamiisheeda oo la yidhaa ILA MAQAL,…

9:50pm > Tuesday : January 24,2012 / Read More »
» Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Koonfur/Galbeed Hargeysa oo Cabaareeyey Go’aankii Md. Siilaanyo ku Laalay Dhiirigelinta Maalgashadayaasha Wadaniga » Nuxurka Khudbado Masuuliyiinta Qaranku ka Jeediyeen Bannaanbaxyo Culus oo Burco ka Dhacay » Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo ka hadlay go’aan Madaxweyne Siilaanyo ku buriyey » Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Tobabar Xuquuqal-insaanka Hargeysa uga Furay Kooxo Suxufiyiin ah » Mid ka mida Masuuliyiinti ugu sareysay Shirkada YAHOO oo is casilay. » Bulshooy ha moogaan Capital Hotel » Hoggaamiyihii Hore ee Dalka Laybeeriya Mr. Charles Taylor oo la Caddeeyey in uu La shaqayn Jiray Sirdoonka Maraykanka »

Wararkii ugu danbeeyey ee khasaaraha dagaalki ka dhacay degaanka Buhoodle shalay. »

Burco (Togdheernews.com)- Dagaal aad u culus ayaa gelinkii dambe ee shalay degaanka Buuhoodle klu dhexmaray ciidanka qaranka Somaliland iyo malleeshiyo hubaysan oo dad cadaw ku ah xasilloonida Somaliland soo abaabuleen.…

3:08pm > Friday : January 27,2012 / Read More »

Mooshin ka Dhan ah Xukuumadda Somaliland oo Sabtida la Horkeenayo Golaha Wakiillada »

  Hargeysa (Togdheernews.com)- Mooshin ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo ay saxeexeen in ka badan 30 xildhibaan, ayaa la filayaa in la horkeeno fadhiga Sabtida berri ee Golaha Wakiillada…

2:40pm > Friday : January 27,2012 / Read More »
1

Huteel Casri Ah oo laga furmay magaaladda Burco. »

12:08am > Friday : January 27,2012 / Read More »

Archive

Sports