Ha laga qaybqaato Horumarinta Gobolka. PDF Print E-mail
Monday, 08 June 2009

waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan bulsho waynta reer soomaliland dal iyo debed
meelkasta oo ay joogaan anoo ku salmaya salaanta diinta islaamka salamu calaykum
waraxmatu allahi wabara kaa tuhu.
salaantaas ka bacdi waxan salaan khaas ah ku salmayaa dhamaan bulshada gobolka
togdheer khaasatan dadka ku hawlan horu marinta arimaha  bulshada sidoo kale waxaan
salamyaa bahda sportska gobolka iyo dhamaan ciyaartoyda gobolka togdheer aniga oo
kula talinaya dhalin yarada in ay isku dayaan sidii ay uga qayb qadan lahaayeen
horumarinta gobolka marwalbana kor u qadi laayeen sumcada iyo sharafta uu leeyahay
gobolka togtedheer.
waxan kale oo ku baraarujinaya dhamaan bahda sportska in ay inaga giijiyaan
dhinacooda oo anu marnaba hoos aadin sumcadii gobolku kulahaa sportska somaliland
waayo burco waa baraasiisha somaliland sportska burcona lama mid aha sportska
gobolada kale taasina waxay sharaf u tahay dhamaan bulsho waynta reer togdheer waana
wax aynu ku fanayno sportsku haydaynu nahay reer burco
waxaan ku soo koobayaa salaantaa iyo baraarujintaydaa aynu garabka is qabsano
dhamaanteen kuna dadaalo horumarinta gobolka iyo sumacada gobolka.hada aad ayaan
idiin salmayaa dhamaantiinba reer somaliland asalaamu calaykum waraxmatu laahi
wabara kaatuhuu

faysal axmed siciid < This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it >

 

Kaah Property

Sidee looga Xusay Magaaladda Burco Xuska maalinta Wax Akhris la'aanta iyo Wax Qoris la'aanta