Bayaan ku socda Beesha Qorulugud. PDF Print E-mail
Monday, 08 June 2009

waxan halkan kaslamaay dhaman ummada somalailand  waxan donaya inan  wax ayar u soo
jediyo  beshe solomodow oo kamida belaha sida hagarlanta ah u tageeray dahir riyale
kahin doorashadii  madaxwanaha ee dalka kadhacaday 2003 tas oo  beeshi hal dabala ugu
codaysay xisbiga udub iyo riyale  hadba waxa iswaydhin leh riyale muxuu uqabtay
deganka  beesha  solomodow ah beel degta dhulbaladhan oo fidsan ill sool ila togdheer
tas oo u balanqaday inuu wax ka qabanayo dhinac wax barashada iyo inuusameyo wada
isku xidha wdama goo iyo qorilugud tas oo ilhad awa uu kabatay xumada riyale
anajirin tas oo beshi laqabto belaha kale  ee kunool somaliland  oo xukumada  ay
usamaysay balan qaad been ah.

waxan  ugu baqaya besha solomodow inay san xukumada riyaale ka  aqbalin  lana danbe
oo uu uqado ahdii uu idin dhaho waxna idin dhisaya iskuulo waxna idin dhisay ceellal
hadii uu idin dheho waxna idin samaynaya wado  wa beentiisi hore ee haka qorina
wana din soo jeedinay maan t akataliya hayaha degnakina sidii ad horumar
ugadhsinlahayden tagera xisbiyada isbedl donka e wadka gadhsinaya horumarka    waxan
leyhay manta tashada ahdikle wad qomamaynaysan  hadii ad racdan  cadceed siidhacaysa
 weye xukumada riyale  wad mahdsantihin

Ibraahin Aadan salad xayir < This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it >

 

Kaah Property

Sidee looga Xusay Magaaladda Burco Xuska maalinta Wax Akhris la'aanta iyo Wax Qoris la'aanta