Odhaah ku saabsan Tahriibta. PDF Print E-mail
Monday, 08 June 2009

halkan waxaa aan donayaa in aan ka soo gudbiyo odhaah yar oo ku saabsan  tahriibta,
taso isgu jirta talo iyo tusale waxayna ku socota dhamaan shacabka reer burco .
dhamaan walalhayga reer burco  markaa hore waan idin salamayaa salan kadib waad
ogtihiin waayahan danbe in aynu tahriibta aad usoo badatay wax faa´ido ahna aanay
lahayn markaa farintaa waxaa ay ku socota dhamaan  dhalinyaradaa reer burco waxaa
aan kula  talinaya in ay wadankoda iskaa aminaan  waxaa aan sirariyay buug ka
sheekenayaa tahriibta bugaa oo  aan ugu magac daray (walbahaarka faraha iyo
wanjalada yurub) markaa walaal bugaa markaa aan soo gudbiyo waxyaabo badan  ayaad ka
faa´iidaysaan ee wixi aad talo haysaan waxaa aan idinka codsanayaa in aad iigu soo
gudbisaan ciwanka ah(
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it )
waa inta aan soo gudbin buugan  mahadsanidin .
wan idin salmayaa dhamantinba


DR:cabdikariin garad

 

Kaah Property

Sidee looga Xusay Magaaladda Burco Xuska maalinta Wax Akhris la'aanta iyo Wax Qoris la'aanta