| MUXUU U DHINTAY WIIL-KAYGII LIXLE? |
|
|
|
| Thursday, 04 June 2009 | |
|
Tolaay ma sidaas baa ii dambay-say, wiil la'aan iyo in la igu qabsado daaradii keli ahayd ee uu MRAXUUM LIXLE ka sha-hiiday, deriga-dii aan hoos fadhi-yeyna la lee-yahay ka bax, HADALA-DANI waa kuwii ugu dambeeyey ee HOOYO ARDO, rag isku-ma jiro'e waa GEESI-GII LIXLE HOOYADII ta ay baroor-tu ka baxay-saa ee uu sili-caasi iyo bayhoof-ku u dhamaaday, weli-na aan dheg loo jalaq siin ee reer SOMALILAND ay ku heesa-yaan HABAR-TU HAYSKA HAW-HAW-LAYSEE HEELADA INOO TUMA, isku-na hays-taan wax aan loo fadhiyin iyo hadal tiro, waa-na taas ragii soo xero geliyey, HASHAN AY BOQOL-KU U TALINA-YAAN sidii neef buka ay MARWADII DHASHAY kunka jeer ay qaylo dhaan-tu ka timi, wax is bedel ahna aan la hayn iyo wax ka naxaaya oo naxariis u haya, ma jirto dawlad TIX GELI-NAYSAA oo u heelan EHELADII IYO QARAABADII, CARUUR-TII IYO WAALID-KII AY KA SHAHII-DEEN MUJAAHI-DIINTU, MANA JIRAAN mucaarid U DOODAA, waxa uun baa la isku haystaa ka soo deg kursiga iyo diiday wax "NIN-KII HADHA YEEL-KADIISA, HAGOOG XUME YEEL-KADIISA" Raga maanta XADHIGA KALA JIIDA-NAYAA ee BAAR-QUBKA ka ahi waxay lee-yihiin ILAAHII kuwa sare ku qoran iyo intii ka sii bad-nayd idin dhaafi-yayoow AL-XAMDU-LILAA hadaan u hadhnay wax aanan u soo dhiman oo aan cid wal-ba ka hor-joono, uma jeedo inta maamulka haysa oo keli ah, ee hadalku wuxu u socdaa dhamaan MUCAARID IYO MUXAAFID inta-ba waayo waxay yihiin HAAD IYO EEGATO malabsi bartay oo u soo milikhsa-naaya sidii ay ugu fadhi lahaa-yeen raq ay agoon-tii iyo dhalaan-kii xaqa u lahaa ay ka ciidee-yeen, bakhtiis-teena oo la qundhun-saday si aan cidi ugu hungu-rayn ee ay gaar u barka-daan BARUURA-FUDLAHA qumba-yaasha laga dhaan-saday ee la huursa-naayo, hada-na la dambaba-saayo inta af-ka boodh-ka la soo marsado. "NIN LA SUGAYAA, MUXUU SUGAYAA"
Waxa la yidhi nin la tumay baa talo jiif-taaye ama ay joog-taaye, hadii inaku aan nahay SHICIB-KII AY HOOYO ARDO u wayday wiil-keedii qaali-ga ahaa EE LIXLE ma sidaas baan ku eega-naa oo aan indha-ha uga xidha-naa, dhega-hana ka awdanaa sidii qof qalbiga iyo maskax-duba ay xidhan yihiin oo ah LAX DHUKANI ABAAR MOOG, mise waan ka gilgi-lanaa oo waxan muuji-naa in aan nahay dad abaal loo geli karo, celina kara oo JEEBKA BAAN GACMAHA GELINAA arintu waxay maraysaa meel aan la qaadan karin sida laga war helay maalintii ISNIITA EE BISHAN JUUN 01/06/09 ayaan-taas oo ay QAYLO-DHAAN XUMI ka soo yeedhay CAASIMADA HARGAYSA, taas oo dhega-ha fara-ha la geliey, cidi maqashay-ba, waxa la yidhi dahab-shiil AKOON-KII looga furay weli wax lagu-ma ridin, xataa shicib-ka daayoo dawalada, xawaalada-ha, baayac-mushtarka, madaxda xusbiyada cid dhan-kaas eegtay-ba ilaa imika ma jirto, sheeka-diina halkii laga-ma qaadin ee QABYO WAA HAL-KEEDII, lana
** N.B. MAYRA-SAASEE, MEE RAGEEDII, MARKAY RIBATEE, AY RAFAA-DEE, RAAF-DILAAC-DABA, ROGAAL CELIN-TEED, SOO RUC-LAYN JIRYA.
|
| Home |
| News |
| Somali Music |
| Articles |
| Contact Us |
Abdillahi Yusuf’s Team are Scraped
Bayaan ku socda Beesha Qorulugud.
BIYO MA HELLO CODNA WAY NAGA DOONAYAAN.
Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay.
MA XUUKUMADA BIYO LA"AANT HARGAYSA..
Su,aal ku Socota Reer Togdheer.
Geele, Riyaale and view Issaq Brokers!
Ciin ayay daaqdaye aan doonto dariiq kale
MUXUU U DHINTAY WIIL-KAYGII LIXLE?
Bukaasa iyo Mabuuto midkoodna waxaba namay yeliin.
Hargeysaay: Waxaad Hooy U Tahay
Sababta Jabuuti Uga Soo Horjeedo Madaxbanaanida Somaliland
Somaliland A letter to H.E President Jacob Zuma
Siilaanyo Hadhaagii calan-casta maxaa kala haysta !!!!
Doolow Waxaad Kudafirayso Guddomiyaha Jaliyada Norway..