Xukuumadda iyo Hay’adda WFP oo si qarsoodi ah u gubay Sonkortii dhacday ee ay dalka keentay WFP

Xukuumadda iyo Hay’adda WFP oo si qarsoodi ah u gubay Sonkortii dhacday ee ay dalka keentay WFP Dawladda hoose ee Hargeysa ayaa si qarsoodi ah u gubtay Sokortii dhacday ee ay dhawaan dalka soo galisay Hay’adda WFP iyadoo ay wehelinayaan

Wasiir Duur Muxu ka Yidhi Xilka Siilaanyo u Magacaabay.

Wasiir Duur Muxu ka Yidhi Xilka Siilaanyo u Magacaabay. Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha  Somaliland, Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa sheegey in uu aqbalay xilkii wasaaraddaasi

Faysal Cali-waraabe oo Sheegay inay Madaxtooyada Somaliland Gacanta u Gashay Kooxo Soomaaliweyn ah

Faysal Cali-waraabe oo Sheegay inay Madaxtooyada Somaliland Gacanta u Gashay Kooxo Soomaaliweyn ah   Waxa isku keen ekaysiiyey dakii aynu Soomaaliweynta isku haynay oo doorashadii ka qaybgalay, markaa markuu Madaxtooyadii uu inoo fadhiisto ninkii Soomaaliweynta ahaa…” ...

Xukuumadda oo ku Eedaysay Sh. Aadan Siiro inuu Madmadow Geliyey Qaranimada Somaliland

Xukuumadda oo ku Eedaysay Sh. Aadan Siiro inuu Madmadow Geliyey Qaranimada Somaliland Hargeysa (Togdhnews)- Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa ku eedaysay Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah

Kooxda Al-Shabaab oo Dhaalatus Hanjabaad ah ka Sameeyey Muqdisho

Kooxda Al-Shabaab oo Dhaalatus Hanjabaad ah ka Sameeyey Muqdisho Ciidammada Al-shabaab oo fagaare ku dilay wiil dhallinyaro ah iyo eedaha dilkiisa loo cuskaday

Todobaadka iyo Suuqa Ganacsiga ee Burco

Todobaadka iyo Suuqa Ganacsiga ee Burco Todobaadka iyo Suuqa Ganacsiga ee Burco   ...

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha. Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Magaalada Gaddafi ku Dhashay ee Sirte oo la Hareereeyay

Magaalada Gaddafi ku Dhashay ee Sirte oo la Hareereeyay Sirte (Togdheernews)- Ciidammada kooxda mucaaradka Libiya ayaa jihooyin kala duwan kaga dhawaaday magaalada Gaddafi ku dhashay...

Ciidamada oo ku Qabqabtay Hargeysa Rag Looga Shakiyey inay Ciidda Qorshaynayeen Weeraro Argagixiso

Ciidamada  oo ku Qabqabtay Hargeysa Rag Looga Shakiyey inay  Ciidda Qorshaynayeen Weeraro Argagixiso Nin ragga la qabtay la socday oo la sheegay inuu ka baxsaday ciidanka iyo tuhunnada hawlgalka ay qorshaynayeen

Culimada Dalka oo si Adag u Difaacay Qorshaha Somaliland Kaga Qaybqaadanayso Abaaraha Soomaaliya.

Culimada  Dalka oo si Adag u Difaacay Qorshaha Somaliland Kaga Qaybqaadanayso Abaaraha Soomaaliya. Hargeysa (Togdheernews)- Xubno ka tirsan culimada waaweyn ee dalka, kana mid ah guddiga xukuumaddu u saartay taakulaynta gurmadka ...

Gabiley oo Si weyn loogu soo dhaweeyey Fanaanka Nuur Daalacay

Gabiley oo Si weyn loogu soo dhaweeyey Fanaanka Nuur Daalacay Gabiley (Togdhnews)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Gabiley Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) iyo dadwayne kaloo aad

Dil ka dhacay Degaanka Sool.

Dil ka dhacay Degaanka Sool. Hal qof ayaa dhintay qof kalena wuu dhaawacmay, kaddib markii ay rasaas ku fureen dabley hubaysan oo ku sugan deegaanka dooxada Kacaya

Maxaad ka ogtahay 10 Dictator ee Afrika ugu Waa Waynaa.

Maxaad ka ogtahay 10 Dictator ee Afrika ugu Waa Waynaa. Maxaad ka ogtahay 10 Dictator ee Afrika ugu Waa Waynaa.

Axmed Godane oo sheegay inay Al Shabaab u kala baxeen Munaafiqiin iyo Muminiin.

Axmed Godane oo sheegay inay  Al Shabaab u kala baxeen Munaafiqiin iyo Muminiin. Horjoogaha ugu sareeya maleeshiyaadka Al-Shabaab Axmed Godane ayaa cambaareyn kulul u jeediyey xubno ka tirsan Al-Shabaab

Puntland oo Xabsiga u taxaabtay Ganacsato u dhashay Gobolada Bay iyo Bakool.

Puntland oo Xabsiga u taxaabtay Ganacsato u dhashay Gobolada Bay iyo Bakool. Ciidamada booliska ee magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maanta xabsiga u taxaabay in ka badan 50 qof

Muuse hadduu ila jeclaaday inaan wasiir , anna waxaan u ballanqaadayaa in Wasiiro ka dhigo,,,

Muuse hadduu ila jeclaaday inaan wasiir , anna waxaan u ballanqaadayaa in Wasiiro ka dhigo,,, Cali Warancadde oo Shaaciyey Mowqifkiisa ku Aaddan Hadal-haynta Qabashada xilka Wasiirka Daakhiliga iyo Wixii Dhexmaray Guddoomiyaha KULMIYE

Sida looga ciidday magaalooyinka waaweyn ee Somaliland iyo nuxurka khudbadihii madaxda sare ee qaran

Sida looga ciidday magaalooyinka waaweyn ee Somaliland iyo nuxurka khudbadihii madaxda sare ee qaran Madaxweyne Siilaanyo oo Caawimo uga Dalbay Caalamka Macaluusha ka Jirta Soomaaliya

Hargeysa: Sh. Maxamed Aadan oo Khudbaddii Salaadda Ciidda Farriimo Culus Diray Madaxda Dawladda

  Hargeysa (Togdhnews)- Sheekh Maxamed Aadan Cadhoole oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka, ayaa khudbad dareenka dadweynaha ruxday

Wasiiro Xukumada ka Socda oo Bulshada Burco kala qayb galay Tukashada Salaada Cidal Fidriga.+ Sawiro

Wasiiro Xukumada ka Socda oo Bulshada Burco kala qayb galay Tukashada Salaada Cidal Fidriga.+ Sawiro Burco-(Togdheernews)-Dadweynaha magaaladda Burco ayaa Subaxnimadii hore ee saaka u dareeray tukashadda salaada Cidal Fidriga, ...

SAKAATUL-FIDRIGA IYO CIDDA UU KU WAAJIBO :

SAKAATUL-FIDRIGA IYO CIDDA UU KU WAAJIBO : SAKAATUL-FIDRIGA IYO CIDDA UU KU WAAJIBO :

Ururka TOGOYOVO oo Kulan u Qabatay Guddiyada Xuquuqal-insaanka Degmooyinka Gobolka Togdheer

Ururka TOGOYOVO oo Kulan u Qabatay Guddiyada Xuquuqal-insaanka Degmooyinka Gobolka Togdheer Burco (Togdheernews)- Kulamo waayo-aragnimo iyo khibrad-isdhaafsi ah ayaa huteelka Tawakal ee magaalada Burco uga furmay 27 xubnood ...

Somaliland oo Shir Xaasasi ah Maanta ka Yeelanaysa Go'aankii Puntland ku Xukuntay Masuliyiinta Sool

Somaliland oo Shir Xaasasi ah Maanta ka Yeelanaysa Go'aankii Puntland ku Xukuntay Masuliyiinta Sool Aamusnaanta xukuumadda muddada dheer qaadatay iyo shacbiga oo ka dhursugaya tallaabada laga qaadi doono farogelinta Puntland

Xisbiga UCID oo ka hadlay mawfiqooda ku aadan Masuuliyiint Somaliland ee lagu afduubtay Taleex.

 Xisbiga UCID oo ka hadlay mawfiqooda ku aadan Masuuliyiint Somaliland ee lagu afduubtay Taleex. Xisbiga UCID oo ka hadlay mawfiqooda ku aadan Masuuliyiint Somaliland ee lagu afduubtay Taleex.
More:

Farxadda Ciidka

                                Farxadda Ciidka   Ciidal fidriga:Waa Ciidka Maalinta Muslimiintu dhamaystaan Bisha Ramadaan oo ay soo gebagebeeyaan Soonkii Bisha Ramadaan,waa farxad qofku ku faraxsan yahay Soonkii uu soo ...

Doodda xisbiga UCID? Su’aalo Culculus oo ku socda Guddomiye Eng. Faysal Cali Waraabe?

Salaanta Islaamka kedib, waxaan u mahadnaqayaa horjoogayaasha mareegaha ummadda u fududeeya doodaha iyo aragtiyaha ay isweydaarsanayaan.

Wasiir Duuraw Dardaaran iyo Waano iga Hoo! Faallo: Tifaftire Maxamed Cirro

Wasiir Duuraw Dardaaran iyo Waano iga Hoo! Faallo: Tifaftire Maxamed Cirro Mudane wasiir, marka hore qallinku waxa uu kugu hambalyeynayaa xilka culus ee lagu magacaabay, Illaahayna ha kuu fuddudeeyo. Mar labaadka Wasaaradda Arrimaha

Sarkaal ka Tirsan Al-Qaacida oo u soo Bandhigay Sucuudiga Dhawr Tallaabo oo Boqortooyadu ku Badbaadi

Sarkaal ka Tirsan Al-Qaacida oo u soo Bandhigay Sucuudiga Dhawr Tallaabo oo Boqortooyadu ku Badbaadi Jeddah (Togdhnews)- Sarkaal Sare oo ka tirsan ururka Al-Qaacida una dhashay dalka Sucuudiga, ayaa xukuumadda Sucuudiga ugu baaqay

Hargeysa: Biyo La’aan Xun oo Haysata Qoysas Danyar ah oo Dhawaan Xukuumaddu Dejisay Degaanka Sh.Cuma

Hargeysa: Biyo La’aan Xun oo Haysata Qoysas Danyar ah oo Dhawaan Xukuumaddu Dejisay Degaanka Sh.Cuma Hargeysa (Togdhnews)- Xaalad Biyo La’aaneed oo aad u xun, ayaa soo foodsaartay qoysas danyar ah oo dhawaan xukuumadda Somaliland

Somaliland Tallaabo Noocee ah ayey ka qaadi doontaa Hay’adaha Xuquuqda Shacabka ku gefay ee UNICEF..

Somaliland Tallaabo Noocee ah ayey ka qaadi doontaa Hay’adaha Xuquuqda Shacabka ku gefay ee UNICEF.. Hay’adaha Qaramada Midoobay u kala qaabbilsan arrimaha Carruurta iyo Cunnooyinka ee UNICEF iyo WFP, ayaa ku kacay tallaabooyin halis ku ah...

54 qof oo Somali ah oo Mucaaridka Liibiya gacanta ku dhigeen.

54 qof oo Somali ah oo Mucaaridka Liibiya gacanta ku dhigeen. Mucaaradka ka dagaalamaya xarunta dalka Liibiya ee Tripoli ayaa gacanta ku dhigay 54-qof oo dhallinyaro Soomaali ah aroortii hore shalay

Xukuumadda oo ka Hadashay Guddi loo Saaray Saraakiisha Reer Somaliland ee Garoowe Lagu Xukumay

Xukuumadda oo ka Hadashay Guddi loo Saaray Saraakiisha Reer Somaliland ee Garoowe Lagu Xukumay Wasiirka Warfaafinta oo shaaciyay wakhtiga idaacadda cusub dalka soo gaadhi doonto iyo madaxbannaanida saxaafadda

Shirkadda Coca-Cola oo 1.4 Million ugu deeqday dadka Abaaruhu saameeyeen.

Shirkadda Coca-Cola oo 1.4 Million ugu deeqday dadka Abaaruhu saameeyeen. Shirkadda sameysa Sharaabka  Coca-Cola ayaa ugu deeqday dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya oo ay ku dhufatay abaartii ugu xumayd

Galkacayo: Maydad Dad la garan laayahay oo laga helay magaaladaasi.

Galkacayo: Maydad Dad la garan laayahay oo laga helay magaaladaasi.  magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa  la sheegaya in maanta meydka afar qof oo la garan waayay la soo dhigay daafaha magaalkadaasi....

Hargaysa: Tartan aan noociisa hore loogu arag Somaliland Oo Lasoo Gabogabeeyey

Hargaysa: Tartan aan noociisa hore loogu arag Somaliland Oo Lasoo Gabogabeeyey Tartan aan noociisa hore loogu arag Caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo Bishan barakaysan ee Ramadaan-ba socday, ayaa  lagu soo gebagabeeyey isla Hargeysa

Warancadde Oo Ku Biiraaya Xukumadda Siilaanyo Iyo UDUB-Oo Sida Fiinta Uga Ciyay Arintaasi

Warancadde Oo Ku Biiraaya Xukumadda Siilaanyo Iyo UDUB-Oo Sida Fiinta Uga Ciyay Arintaasi Tan iyo intii uu is casilay wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose, waxa soo baxaayay oo la is weydiinaayay

Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafti uu hogaaminaayo oo gaadhay Garoowe

Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafti uu hogaaminaayo oo gaadhay Garoowe Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tegay magaalaga Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Sharci Cusub oo Jahawareer ku Riday Soomaalida ku Dhaqan Waddanka Malaysiya

Sharci Cusub oo Jahawareer ku Riday Soomaalida ku Dhaqan Waddanka Malaysiya Kuala Lumpur (Togdhnews)- Sharci cusub oo dhawaan ka soo baxay dawladda Malaysiya, ayaa ka nixiyey ajnebi badan oo dalkaas jooga, gaar

Sheekh Aadan Siiro oo Abaalmarin Lacageed Siiyey 24 Dhallinyaro ku Guulaysatay Tartankii Siirada ..

Sheekh Aadan Siiro oo Abaalmarin Lacageed Siiyey 24 Dhallinyaro ku Guulaysatay Tartankii Siirada .. Waxa kale oo lacag la siiyey dhallinyaradii ugu Qur’aan akhriska badnayd bisha ee masaajidka

Ardayda Somaliland ee Sudan oo u Hanbalyeynaaya Dr C/Qaadir Xirsi

Gudoomiyaha ururka ardayda reer somaliland ee sudan isagoo ku hadlaya afka dhamaan ardayda reer somaliland waxa uu hambalyo iyo

Soomaali Koonfur Afrika oo marka la dilo laga baxo Xubnaha ugu muhiimsan jidhkooda.

Dalka K/Afrika waa dalka kaliyah ee sida arxan darada ah loogu laayo qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo hayaamay dalkoodii hooyo

Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo lagu Dhawaaqay Wakhtiga iyo Halka lagu Qabanayo

Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo lagu Dhawaaqay Wakhtiga iyo Halka lagu Qabanayo Hargeysa (Togdhnews)- Gudi loo saaray inay ka soo talobixiyaan qabsoomidda tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland oo dhawrkii sanno

Al-shabaab oo Wacad ku Martay inay Dib u Qabsan Doonaan Degaanno ka Tirsan Gobolka Gedo

Al-shabaab oo Wacad ku Martay inay Dib u Qabsan Doonaan Degaanno ka Tirsan Gobolka Gedo Muqdisho (Togdhnews)- Kooxda Al-shabaab, ayaa wacad ku maray inay dib u qabsan doonaan degmooyinka ku yaal Gobolka Gedo

UCID waa xisbi qaran, maxkamadduna waa maxkamad qaran, khilaafka UCID-na geed hoostii lagu qaadi...

UCID waa xisbi qaran, maxkamadduna waa maxkamad qaran, khilaafka UCID-na geed hoostii lagu qaadi... Hargeysa (Togdhnews)- Maxkamadda Distooriga ah Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horreysay shalay u fadhiisatay

Barnaamijkii HCTV looga hor joogsaday Madaxtooyada

Barnaamijkii HCTV looga hor joogsaday Madaxtooyada Akhriste Barnaajikan oo dhamaystiran ka daawo dhanka midig.

wasirka ciyaaruhu masoo afjari doonaa khilaafka baahsan ee masuulintiisa gobolka Togdheer

asc wrx wbr  marka hore ilaahaybaa mahadleh inagu manaystay nimcada barwaqada iyo amniga

Isku aadka Chanpion League oo la shaaciyey

Isku aadka Chanpion League oo la shaaciyey Isku aadka horyaalka kooxaha qaaradda Yurub ee 2011-2012 ayaa caawa la sameeyay, kaddib markii xaflad ay ka soo qeyb

Jariirada Guardian oo Somaliland ku tilmaamtay dal dimuqraadiyad ku gaadhay Dhaqaale yar.

Jariirada Guardian oo Somaliland ku tilmaamtay dal dimuqraadiyad ku gaadhay Dhaqaale yar. Jariida Afka Dheer Kasoobaxda Dalka Britian the Guardian Maqal Dheer Ka qortay Jamuuriyada Somaliland Ku Tilmaantay Dal Dumuq Raadiyada Ku Gaadhay Dhaqaale Yar Iyo Caawima La,an...
More:

Kaah Proberty

Sidee looga Ciiday London.