Togdheer News Network

Guryo Cusub Oo Kiro iyo Iib ah oo ku yaala Burco


Waa guryo heer sare ah oo kiro iyo iib ah, kuna yaal xaafado fiican oo Burco dhexdeeda ah. Suuqyada iwm u dhow.
Waxaa loogu talo galay dadka debedaha, qurbo-joogga, shaqaalaha hay?adaha, xaasaska iwm.


Waa aqal weyn iyo fillo (villa) ballaadhan oo leh gaydhkii baabuurka, meelo carruurtu ku ciyaarto ama lagu nasto, biyo goor walba socda, ileys iyo waxyaalo kale oo fara badan.

 

Gurayaha si buuxda ayaa loo habeeyey, loona diyaariyey. Qiimaha kirada ama iibkuna aad iyo aad ayuu macquul u yahay oo qofkasta u raalli gelin doonaa. Waana diyaar!

Kiro: Aqal 2 maqsin ah $35, guri weyn oo 4 qol ah $70 iyo Fillo (villa) ballaadhan oo 5 maqsin ah $80.


Iib: Qiimaha suuqa iyo seyladda guryaha.

Faah-faahin dheeraad ah Fadlan, booqo www.computerSAS.co.uk/Guryo.html ama soo xidhiidh , jamsah@supanet.com

 

Mahansanid.



Property for sale and to rent in Burao.


Beautiful and new properties specifically designed for a family holiday, vacation, relaxation, professionals, NGO employees, office workers, etc.


A big, spacious house and a luxurious villa in nice areas of Burao, close to all amenities, markets, offices... Complete with inside car park, 24 hours running water, electricity, playgrounds or relaxing areas and plenty of other facilities. Furnished, nicely presented and ready to move in immediately!

Rent and sale prices are extremely reasonable and will satisfy everybody.

Rent: 2 bedroom flat $35, big 4 bedroom house $70 and spacious 5 bedroom villa $80.

Sale: Market values.

Interested or need more info? Please, visit www.ComputerSAS.co.uk/Guryo.html or contact us at jamsah@supanet.com.

 

Thanks.

 


© 2006-2009: Togdheer News Network