|
Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay. |
|
Saturday, 06 June 2009 |
|
waxan halakan kasalamaya umada rer somaliland meelkastoo ay joogan waxan sigar au
salmaay uma ku nool gobolka togdheer waxanu lawada socona in malmahan uu boqosho
kumarayo maxad waynah somaliland dahir riyale kahin gobolada bariga somaliland
isagoo somaray gobolka saxiil iminkan ku sugna baglada burco oo casimadii labd ee
somaliland waxaynu ladasocona inuu madax waynuhu anu marna imana goblka tan iyo
intiiay dhacday doorashadii madax tinimada muranka abdna dhalisay ee uu isagu ku
gulaysatay isagoo marba tegay gobolad kale edalka waxa daahir riyale ubalan
qaday umada ku nool gobolka togdheer inuu wax akaqabnayo dhinacayo badan oo kamida
adega bulsha sida cafimadka waxbarasha dhaqalaha iyo horimarinta adegyad akala
duwan ee bulshada lakin waxna waydinay dadku dhaqan magalada burco max aka
fualay balan qadyada uu maxada waynuhu ubalan qaday bulsahda ku dhaqan gabolka
togdheer halaky marysa waxbarashadii gobolku cafiamdki halakumaray dhalintii
xagay kudanbeeyen wana maqlan malinkasta inay ku dhmaden bad amatareniyanka ee u
dhaxaysa liibiya iyo talyaniga wax aku klifayna ay tahay wax bara sho lant aiyo
noll xumad tal wdan ka iyadoo y nu ognahay in waxaso balama ah iyo wasoo dhibi
ay ka jirna gobalka togdher doorashada manta uu kumrayo maxya soo kordhinaysa
mise adka reer burco maya mant aka dhegaysanayn xukumada fidhiidhka ah ee uu
hogamiyo dahir riyaale kaahin se adaka rer burco mka dhegaysan donnan balan qadkle
uu mantna usmeyo riyale walal rer burcow reer somalioland now kataliaya amnat aayah
dadaken ahaya dhulkne haya dhalaitena reer burcow maanta ka yelina waxa uu wato
xisbig udub e uu maxad u yhay riyale ha dhagaysanina wasira caloshod u
shaqaysatyasha ah maant awadnakuwax auu ubahanyhay isbedel siyaasadeed ,mid
dhaqale mid wax barasho ooka han qada wdnako dhan mark dorshada dahir riyale maxay
daranthay ma ollahiba mise wa dalxis jabt waxna u dhafay dadka rer togdheer ee
fiirada dheer waxna leeyhay maanta ayaha wadanku wax auu ku jira gaantina oo ad ugu
hilisan dadka isbedel donka ah ee umada wax u qabanaya waxaan ku soo gababaynaya
dhabalkayga reer burco marba la idin siraye marlaabd ayan la iidn sirin
ibraahin adan salad{xayir] <
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
>
|