Home
Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Xilal Cusub oo Kale. PDF Print E-mail
Wednesday, 28 July 2010
Madaxweyne Siilaanyo ayaa Af hayeenka Madaxtooyadda  

 Soomaaliland u magaabay, C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo ahaa gudoomiyaha Wargayska Madax banaan ee Saxan saxo.

 Waxa kale oo Mudane Siilaanyo , u magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Xirsi Xaaji Xasan oo ahaa, Mareeyaha Guud ee shirkada Isgaadhsiinta  Somtel.

TogdheerNews/Hargaysa

 

Kaah Property

Burco iyo Ololihii Balaadhnaa ee Nadaafadda