Home
Liisaka wasiirada cusub iyo Beelaha ay ka soo jeedaan PDF Print E-mail
Wednesday, 28 July 2010
Burco(Togdhnews) Wasiirada cusb ee ka kooban 20 wasiir ee u magacaabay madax weynaha la doorta iyo midkasta halka u ka soo jeedo beel ahaan.

1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar - Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka  Caalamiga Ah. Habar awal (Sacad Muuse)
2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Waiirka Arimaha Gudaha. H.Y(Muuse Care)
3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda. Habar awal (Sacad Muuse)

4. Dr. Sacad Cali Shire - Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta. Habar awal (Ciisa Muusa)
 
5. Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka.( Arab )
6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare. Habar awal (Sacad Muuse)

7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka. Ciida Gale (Abor Muuse)
8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga.( Warsan Gali)
9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska. ( Dhul bahante)
10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga. Habar awal (Sacad Muuse)

11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta. (Dhulbahante)
12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka. (Samaroon)
13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta. (Arab)
14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada. H.Jeclo (Muuse Abokor)
15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha. H.Yoonis(Muuse Cabdale)
16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta. H.Jeclo (yeesif)
17. Maxamed Xaashi Magan – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka.( Ciise)
18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Wasiirka Beeraha. (Samaroon)
19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada. H.jeclo (muuse Abokor)
20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta. H.Yoonis (isaxaaq)

Akhristayaal waxaan idinka codsaneyna in aad noo soo gudbisaan sida aad u ragtaan wasiirada cusub ee u magaacaabay madaxweynha la doortay ee jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo. Isla markaana aad noogu soo dirtaan ciwaanka ah Webmaster@togdheernews.com, Or This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

 

 

Togdheernews

BURCO

 

Kaah Property

Burco iyo Ololihii Balaadhnaa ee Nadaafadda