Home
Siilaanyo oo Ku Dhawaaqay Gulihiisi Cusbaa Ee Wasiirada PDF Print E-mail
Wednesday, 28 July 2010
Liiska Golaha Wasiirada Ee Xukuumada Cusub Ee Madaxweyne Axmed Maxmaed Maxamuud Siilaanyo

.


1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar - Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah.

2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Waiirka Arimaha Gudaha.

3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda.

4. Dr. Sacad Cali Shire - Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta.

5. Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka.

6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare.

7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka.

8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga.

9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska.

10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga.

11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta.

12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka.

13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta.

14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada.

15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha.

16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta.

17. Maxamed Xaashi Magan – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka.

18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Wasiirka Beeraha.

19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada.

20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta.

21. Cali Xaamud jibriil – Wasiir ku Xigeenka waxbarashada & Tacliinta sare.

22. Maxamed Yoonis Cawaale – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibeda.

23. Cismaan Garaad Soofe – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha.

24. Cali Cabdi Saiq – Wasiir ku Xigeenka Hawlaha Guud & Gaadiidka.

25. Warsame Siciid Cabdi – Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.

26. Nimco Xusseen Qawdhan – Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka.

TogdheerNews/ Hargaysa

 

 

Kaah Property

Burco iyo Ololihii Balaadhnaa ee Nadaafadda