Home
Dawlada Ingiriiska oo soo Dhaweysay Xil-kala-wareejintii Somaliland PDF Print E-mail
Tuesday, 27 July 2010
Burco(Togdhnews)-Dawladda Britain ayaa soo dhaweysay awood kala wareejinta sida nabadda ku dhacday ee maanta ka dhacday Somaliland

 


 

,Ku-xigeenka safiirka Biritan ee Itoobiya John Marrshall ayaa sheegay in Somailand ay tahay Saaxiib lala samayn karo iskaashi goboleed.

Safiir ku xigeenka John Marshal ayaa sheegay in maanta ay tahay maalin muhiim u ah horumarka Somaliland,Waxa kale oo uu Mr. Marshal sheegay in maanta ay gabagabo u tahay xili dhiirri gelin leh ee dimooqaraadiyada Somaliland soo martay loona arkay inay ahaayeen doorashooyin si xor ah ku dhacay, iyo xil wareejin si habsami ah ku dhacday, waxana uu intaas raaciyey “waxyaabo badan oo ay Somailand ku faraxdo ayaa dhacay”


News Desk.

 

Kaah Property

Burco iyo Ololihii Balaadhnaa ee Nadaafadda