| Xaflada Xilwareejinta Madaxtinimada oo ka Socota Hargeysa iyo Amaanka oo Aad loo Adkeeyay |
|
|
|
| Tuesday, 27 July 2010 | |
|
Dadweyne aad u tiro badan ayaa ku xoonsan agagaarka Cusbitaalka Hargeysa iyagoo ka warsugaya qaabka ay u dhacayso Xilwareejintu inkastoo loo diiday in cidda aan martiqaad haysan ay u dhawaato madaxtooyada.
Amaanka Agagaarka Madaxtooyada ayaa aad loo adkeeyey iyadoo ciidamo badan la dhigay. waxa aad loo Adkeeyay dhamaan wadooyinka Soo gala Madaxtooyada marka laga soo bilaabo Agagaarka Guriga Madaxweyna Kuxigeenka Xilka Wareejinaya ilaa Cusbitaalka oo Dhinaca bari ah. Waxa Xidhan Dhamaanba Wadooyinka Soo kagala Madaxtooyada ay ka Socoto Xil Werejintu.
Ciidamo badan ayaa ku daadsan agagaarka Madaxtooyada iyadoo Gawaadhida Gaashaaman ee Ciidamadu ay taagan yihiin meelkasta. Xafladda ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galaya Mas'uuliyiin ka socda Dalalka Kenya,Jabuuti iyo Ethiopiya oo Shalay Hargaysa gaaray.
|
| Home |
| News |
| Somali Music |
| Articles |
| Contact Us |
Abdillahi Yusuf’s Team are Scraped
Bayaan ku socda Beesha Qorulugud.
BIYO MA HELLO CODNA WAY NAGA DOONAYAAN.
Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay.
MA XUUKUMADA BIYO LA"AANT HARGAYSA..
Su,aal ku Socota Reer Togdheer.
Geele, Riyaale and view Issaq Brokers!
Ciin ayay daaqdaye aan doonto dariiq kale
MUXUU U DHINTAY WIIL-KAYGII LIXLE?
Bukaasa iyo Mabuuto midkoodna waxaba namay yeliin.
Hargeysaay: Waxaad Hooy U Tahay
Sababta Jabuuti Uga Soo Horjeedo Madaxbanaanida Somaliland
Somaliland A letter to H.E President Jacob Zuma
Siilaanyo Hadhaagii calan-casta maxaa kala haysta !!!!
Doolow Waxaad Kudafirayso Guddomiyaha Jaliyada Norway..