Home
Wadanka Holland oo Mustaafirinaysa Koox Soomaali ah PDF Print E-mail
Sunday, 25 July 2010
Holland-(Togdheernews)Maxkamadda Dalka Holland ayaa ku dhawaaqday

 inay Mustaafirinayso Sideed Qof oo Soomaali ah, kuna Celinayso magaaladda Muqdisho ka Dib markii ay Dalkaasi ku Diiday Codsigoodi Qaxootinimo.

 

Haya’adda Xuquuual Iinsaanka Aduunka ayaa ka Dalbatay  Dalka Holland inay Joojiso dadkaasi Soomaalida ah ee ay ka Mustaa Furinayso Dalkoodi, maadaama Soomaliya ay ka Socdaan Dagaalo iyo Colaado sookeeyo, Balse Wadanka Holland ayaa la sheegay inay diideen Codsigaasi.

 

Masuuliyiinta wadanka Holland ayaa sheegay in sideedan Qof, ay Saari doonaan Diyaarad, oo ay geyn doonaan Badhtamaha iyo Koonfurta Soomaaliya Maalmaha  Soocoda

 

Kaah Property

Burco iyo Ololihii Balaadhnaa ee Nadaafadda