| Shil Baabur oo ka Dhacay Duleedka magaaladda Burco |
|
|
|
| Friday, 23 July 2010 | |
Burco-(TogdhNews)-Hal Nin ayaa ku dhintay, Shan kale way ku dhaawacmeen, Ka dib markii gaadhigii ay saarnaayeen
Habeenimadii Xalay kula dhacay Duleedka magaaladda Burco, Marxuumka ku dhintay Shilka oo magaacisu yahay Marxuum Yuusuf Warsame Guuleed, ayaa maanta lagu Aasay Xabaalaha magaaladda Burco, halka Dadkii ku dhaawacmay Shilkaas lagu Daweynayo Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Burco.
Gadhigan oo Noocisu ahaa Surf ayaa ka yimi dhinaca magaaladda Hargaysa, kaaso u socday magaaladda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Togdheernews/Burco |
| Home |
| News |
| Somali Music |
| Articles |
| Contact Us |
Abdillahi Yusuf’s Team are Scraped
Bayaan ku socda Beesha Qorulugud.
BIYO MA HELLO CODNA WAY NAGA DOONAYAAN.
Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay.
MA XUUKUMADA BIYO LA"AANT HARGAYSA..
Su,aal ku Socota Reer Togdheer.
Geele, Riyaale and view Issaq Brokers!
Ciin ayay daaqdaye aan doonto dariiq kale
MUXUU U DHINTAY WIIL-KAYGII LIXLE?
Bukaasa iyo Mabuuto midkoodna waxaba namay yeliin.
Hargeysaay: Waxaad Hooy U Tahay
Sababta Jabuuti Uga Soo Horjeedo Madaxbanaanida Somaliland
Somaliland A letter to H.E President Jacob Zuma
Siilaanyo Hadhaagii calan-casta maxaa kala haysta !!!!
Doolow Waxaad Kudafirayso Guddomiyaha Jaliyada Norway..