Home
BURCO:SOYVO oo Qalab Waxbarsho Gudoonsiisay Ardayda Danyarta ee Dugsiga Tabantaabo. PDF Print E-mail
Monday, 08 February 2010

soyvo.2.png

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Burco(Togdhnews)-Ururka Wadaniga ee SOYVO,ayaa saaka Qalab waxbarsho oo kala duwan gudoonsiiyay Aradayada  danyarta ee dhigata dugsiga Taban-taabo,ee magaalada Burco.

 

xaflad loo qabtay gudoonsiintan agabkan Waxbarsho,oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta Ururka Soyvo,Maamulka Dugsiga iyo

masuuliyiin kale ayaa waxa halkaa hadalo kooban ka jeediyay C/risaaq Salaad Cali oo  ka mid saraakiisa Ururkaasi SOYVO,kaasoo

sheegay in qalabkan waxbarsho kakooban yahay Dirayska iskuulka,Buugaag,Qalimaan,kaasoo loogu talagalay ayuu yidhi ardayda

dSample Imageanyarta ee wax ka dhigata dugsin lagu magacaabo tabantaabo.
"Sideetan iyo sadex  arday oo kamida ardayda dhigata dugsigan ayaa lagudoonsiiyey agabkan waxbarasho kuwaas oo isuga jira

Wiilal iyo gabdho".

Muhiimada agabkan logu qaybiyey ardaydan oo ayaa ah in dhiiri gelin iyo hurumar loo sameeyo ardaydan aan iyagu karayn in ay

iibsadaan agabkan waxbarasho oo runtii ah mid loo baahanyahay in ardaygu haysto si uu waxbarashadooda kor loogu qaado,ayuu

Sarkaalkani ku soo xidhay hadakiisii

Dugsigan  Taban-taabo ayaala sameeyey sanadkii August 2004kii, kaasoo loo sameeyey caruurta dayacan ee aan walidkood karayn

inuu ka bixiyo lacagta iskuulka ee bisha, iyo sida agoonta, kuwa aan walidkood la joogin iyo weliba kuwa derbi jiifka ama ka

shaqaysta suuqa.

Iskuulkan derajadisu tahay 1aad—4aad dugsi hoose, waxaa la dhigtaa labada gelinba manhajkana wuxu kala siman yahay kan

wasaarada waxbarashada ee Somaliland u dejisan. Iskuulkan waxaa bilawgiisii ka qayn qaatay dhismihisa iyo in la yagleelo

ganacsatada reer Togdheer….

TogdheerNews..Burco.

 

Kaah Property

Sidee looga Xusay Magaaladda Burco Xuska maalinta Wax Akhris la'aanta iyo Wax Qoris la'aanta