Home
Madax Dhaqameedka Beesha Madhibaan Ayaa uga Daigay Suldaan Daakir kutumashada Karaamada Beeshooda PDF Print E-mail
Thursday, 04 February 2010
Sample ImageSample Image

Buraco (Togdhnews)-Waxa manta shir jaraa’id magaaladda Burco ku qabtay  qaar ka mid ah salaadinta  gobolka Togdheer oo kasoo jeeda beelaha la hayb sooco  gaar ahaana   Beesha  Madhibaan.

 

Salaadiyiintani waxay ku sheegeen ujeedda shirkooda jaraa’id  inay ku dhaleecaynayaan Suldaan Daakir oo ay sheegeen inaanu ahayn Suldaan u ahayb Beesha Madhibaan ee uu suldan u yahay Beesha Siciid Kuul, Iyagoo ugu baaqay bulshadda S/land inay ku wargalinayaan inaanu Suldaan Daakir ahayn suldaan kooda kana soo jeedo Beesha Kuul.

 

Salaadiyiin tani waxay uga digeen Suldaan Daakir inuu ku qadhaabsado magaca Beeshooda ee uu ku eekaado Beesha Siciid Kuul ee uu suldaanka u yahay, waxan ay tilmaameen inay labada Beelood ee Kuul iyo Madhibaan duruuf dhinaca deegaanka ahi ay isku keentay ee aanay ahayn dad isku hayba,taariikhdoodana Bulshaddu ogtahay.

 

Suldaan Saxardiid faarax , oo shirkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa a hadalkiisi  waxa ka mid ahaa

“waxaan halkan ka cadaynayaa in aanu Suldaan Daakir Khaliif  Cashuur ahayn Suldaanka ka tirsan  Beesha Madhibaan ee u yahay Suldaanka Beesha Sicidd Kuul ee  aanu ku qadhaaban magacayaga.

 Waxaanu ka codsanaynaa Beesha Siciid Kuul oo aanu ergo uga nahay in nalaga qabto Suldaan  Daakir oo ku qadhaabanaaya magacayaga Madhibaan  , waxaan ahay Suldaan Saxardiid Faarax  oo ka sharci garaynsanin S/land Suldaanka Labaada ee beeshayadu waa  Suldaan Yalawyalaw iyo Suldaan Iid,Cuqaashoodi ayaa u  joogta Beesha Madhibaan,  markii hore waxaanu ahayn rag duruuftu isku kaayeentay oo aanu isku qabiil ahayn oo aanu abtiirsiiyo isku soo galin, isla markaan waxaanu ka codsanaynaa  Cuqaasha S/land in Suldaa Daakir ku eekaado Beeshi oo aanu ku qadhaaban Beshayadda. Ayuu dhi suldaanku”

Sidoo kale Chief Caaqil kaariye oo isna halkaa ka hadlay  ayaa sheegay in uu dadka reer S/land u sheegayo in Suldaan Daakir Ceebi aanay naga dhaxayn ooaanu  nahay dad xidida oo  waliba aniga  waxaa  u ugu toosan nahay Sodog, waxaan u sheegaya in uu ku eekaado Beeshisa Siciid Kuul ee aanu ku xaabxaabsan magaca Madhibaan  oo anagana nagu ceeba ah, oo uu eekaado Beeshiisa.

Salaadiintan ayaa  hoosta ka xariiqay in suldaandaakir iyo beesha siciid kuulb ay ixtiraam  iyo sharaf u hayaan balse aanay marnaba u dual qadaneyn  in sumcada iyo karaamada beeshooda meel lagaga dhaco

 Togdheernews.com.......Burco  
 

Kaah Property

Sidee looga Xusay Magaaladda Burco Xuska maalinta Wax Akhris la'aanta iyo Wax Qoris la'aanta