| Hogaamiyihii Shabakada Qarxyayda K a gaysan jirtay Gobolka Sool oo ku dhintay Qarax |
|
|
|
| Thursday, 04 February 2010 | |
Laascaanood(Togdhnews)- Hogamiyihii shabakada wax qarxisa ee lascanood ayaa xalay ku dhintay isagoo maleegaya fal qarxina .
Siday noo xaqijiyeen masuliyiin ku sugan gobalkaasi ninkan ayaa isago doonaya inu qarax fuliyo ay ku qaraxday walxihi u sitay isaga oo aan gaadhin goobtii u donayey inu ka fuliyo , halkaasina u ku naf wayey . Waxa ay wararka ka imanaya gobalkaasi intaas ku darayaan in ninkan laga helay jeebkiisa duk mantiyo tilmaamaya lacagihii u diray ku wii loo soo diray , mobilkisi, iyo waliba xidhiidhada qarsoon ee u la laha kuwa howsha la fulya , hasa yeeshe ninkan ayaan ila hada la aqoon san wajigiisa kadib markii ay miinadii uu sitay kaga qaraxday wajiga taasina ay keentay in lagaran Karin cida uu yahay. Warku waxa uu intaasi ku darayaa inay ciidamada Booliska magalada lasacanood ay baadhitaan xoog leh kawadaan arintani si ay u ogadaan goobta rasmiga ah ee u ka soo jeedo, Magaalada laascaanood ayaa bishii tagtay waxa ka dhacay qaraxyo gaadhaya ilaa afar qarax kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac balse aan la ahayn cidii gaystay,inkastoo dhawr qof loo qabtay. Dhinaca kale, waxa magaalada laascaanood ku sugan wafti dawlada Somaliland ah oo isugu jira Baarlamaan iyo wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Daakhiliga Somaliland. TogdheerNews. |
| Home |
| News |
| Somali Music |
| Articles |
| Contact Us |
Abdillahi Yusuf’s Team are Scraped
Bayaan ku socda Beesha Qorulugud.
BIYO MA HELLO CODNA WAY NAGA DOONAYAAN.
Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay.
MA XUUKUMADA BIYO LA"AANT HARGAYSA..
Su,aal ku Socota Reer Togdheer.
Geele, Riyaale and view Issaq Brokers!
Ciin ayay daaqdaye aan doonto dariiq kale
MUXUU U DHINTAY WIIL-KAYGII LIXLE?
Bukaasa iyo Mabuuto midkoodna waxaba namay yeliin.
Hargeysaay: Waxaad Hooy U Tahay
Sababta Jabuuti Uga Soo Horjeedo Madaxbanaanida Somaliland
Somaliland A letter to H.E President Jacob Zuma
Siilaanyo Hadhaagii calan-casta maxaa kala haysta !!!!
Doolow Waxaad Kudafirayso Guddomiyaha Jaliyada Norway..