| GUDIDA FULINTA UK EE XISBIGA UDUB OO KULAN YEESHAY |
|
|
|
| Tuesday, 02 February 2010 | |
London(Togdhnews)-Xalayto waxa kulan ku yeeshay magalada London gudida fulinta ee xisbiga talada dalka haye ee UDUB UK, kulankaas oo ujeedadiisu ahayd garabka haweenka ee Xisbiga UDUB oo dib u habayn lagu sameyey iyo isxogwaraysi ku saabsan sidii dardar loo gelin lahaa hawlo farabadan oo ay beryahanba wadeen.
Waxa kulankaasi ka hadlay dhamaan xubnihii kasoo qaybgalay ee gudida fulinta UK oo aad usoo dhaweyey in garabka haweenka in ay door muhiima ka qataan bulshada iyo horumarka dalka.
Gudida fulinta oo ay ka mid ahaayeen Ugaas haruun iyo Cumar Gahayr waxa kaloo ka mid ahaa mid ka mid ah dhalinyarada kunool dalkan Engiriiska oo la yidhahdo Nagiib Maxamed Osman oo ah xubin firfircoon oo ka tirsan gudida fulinta ee xisbiga UDUB waxa uu ii sheegay in ay hawluha si wanagsan u socdaan ayna ku hawlan yihiin sidii horumar weyn loo sameyn lahaa oo ku saabsan garabka haweenka ee Xisbiga UDUB uk isagoo sheegay inay guda galeen oo ay si wanagsan hawluhu ugu socdaan.
Sikastaba ha ahaatee beryahan danbe waxa aad arkaysaa xisbiyada kuwa mucaarkada ah oo dalka dibadiisa ka wada shirar gooni gooni ah oo xisbi kastaaba uu shirar ku qabanaayaan dalalka dibada iyagoo dhawaan la filaayo in lagu dhawaaqo wakhtiga doorashadu qabsoomi doonto.
Hamse Ahmed Salaan London
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
|
| Home |
| News |
| Somali Music |
| Articles |
| Contact Us |
Abdillahi Yusuf’s Team are Scraped
Bayaan ku socda Beesha Qorulugud.
BIYO MA HELLO CODNA WAY NAGA DOONAYAAN.
Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay.
MA XUUKUMADA BIYO LA"AANT HARGAYSA..
Su,aal ku Socota Reer Togdheer.
Geele, Riyaale and view Issaq Brokers!
Ciin ayay daaqdaye aan doonto dariiq kale
MUXUU U DHINTAY WIIL-KAYGII LIXLE?
Bukaasa iyo Mabuuto midkoodna waxaba namay yeliin.
Hargeysaay: Waxaad Hooy U Tahay
Sababta Jabuuti Uga Soo Horjeedo Madaxbanaanida Somaliland
Somaliland A letter to H.E President Jacob Zuma
Siilaanyo Hadhaagii calan-casta maxaa kala haysta !!!!
Doolow Waxaad Kudafirayso Guddomiyaha Jaliyada Norway..