| Xukuumadda oo ka hadashay geedi-socodka kiiska dilka Taliyihii qayb 12aad |
|
|
|
| Monday, 01 February 2010 | |
|
Laascaanood(Togdhnews)- Xukuumadda Somaliland, ayaa mar kale ka hadashay geedi-socodka dacwad la xidhiidha dilka Taliyihii qaybta 12aad ee ciidanka qaranka oo horaantii bishii Novermer ee aynu ka soo gudubnay lagu dilay Laascaanood.
hawlo kormeer ayaanu u joognaa magaalada Laascaanood, waxaanay hawlahaasi noogu socdaan si wanaagsan, dadweynuhuna iyagoo ka xun wixi dhacay ayay raabo-raabo noola kulmayaan. Markaa maanta (shalay), waxaanu kulan la yeelanay odayaal iyo urur ka mid ah ururada haweenka, waxaanan wada yeelanay xog-waraysi, isla markaana waxaanu isla garanay in nabadgalyada dhinac looga soo wada jeesto,” ayuu yidhi Wasiirku. “Hawshada waxa garab socday arrimihii baadhista oo waxaanu la kulanay qolyihii kiiska gacanta ku hayay ee CID-da. Markaa hawlahaasi si fiican ayay noogu socdaan, Ilaahay ayaan ka rejaynayaa inay si fiican noogu dhammaadaan,” ayuu raaciyay.
Ogaal. |
| Home |
| News |
| Somali Music |
| Articles |
| Contact Us |
Abdillahi Yusuf’s Team are Scraped
Bayaan ku socda Beesha Qorulugud.
BIYO MA HELLO CODNA WAY NAGA DOONAYAAN.
Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay.
MA XUUKUMADA BIYO LA"AANT HARGAYSA..
Su,aal ku Socota Reer Togdheer.
Geele, Riyaale and view Issaq Brokers!
Ciin ayay daaqdaye aan doonto dariiq kale
MUXUU U DHINTAY WIIL-KAYGII LIXLE?
Bukaasa iyo Mabuuto midkoodna waxaba namay yeliin.
Hargeysaay: Waxaad Hooy U Tahay
Sababta Jabuuti Uga Soo Horjeedo Madaxbanaanida Somaliland
Somaliland A letter to H.E President Jacob Zuma
Siilaanyo Hadhaagii calan-casta maxaa kala haysta !!!!
Doolow Waxaad Kudafirayso Guddomiyaha Jaliyada Norway..