Booqashada Rayale ee Togdheer Maxay Daaran tahay. PDF Print E-mail
Saturday, 06 June 2009

waxan halakan kasalamaya umada rer somaliland meelkastoo ay joogan   waxan sigar au
salmaay uma ku nool gobolka togdheer   waxanu lawada socona in malmahan uu boqosho
kumarayo maxad waynah somaliland dahir riyale kahin  gobolada bariga somaliland
isagoo somaray gobolka  saxiil iminkan ku sugna baglada burco  oo  casimadii labd ee
 somaliland  waxaynu ladasocona inuu madax waynuhu anu marna imana goblka   tan iyo
intiiay dhacday doorashadii madax tinimada  muranka abdna dhalisay ee  uu isagu ku
gulaysatay   isagoo marba tegay gobolad kale edalka    waxa daahir riyale ubalan

qaday umada ku nool gobolka togdheer inuu wax akaqabnayo  dhinacayo badan oo kamida
adega bulsha sida cafimadka waxbarasha dhaqalaha  iyo horimarinta adegyad akala
duwan ee bulshada   lakin  waxna waydinay dadku dhaqan magalada burco  max aka
fualay balan qadyada uu maxada waynuhu ubalan qaday bulsahda ku dhaqan gabolka
togdheer  halaky marysa  waxbarashadii gobolku cafiamdki halakumaray  dhalintii
xagay kudanbeeyen  wana maqlan malinkasta inay ku dhmaden bad amatareniyanka ee u
dhaxaysa liibiya iyo  talyaniga  wax aku klifayna ay tahay wax bara sho lant aiyo

noll xumad tal wdan ka   iyadoo y nu ognahay in  waxaso  balama ah iyo wasoo dhibi
ay ka jirna gobalka togdher   doorashada manta  uu kumrayo maxya soo kordhinaysa
mise adka reer burco maya mant aka dhegaysanayn  xukumada fidhiidhka ah ee uu
hogamiyo dahir riyaale kaahin se adaka rer burco mka dhegaysan donnan balan qadkle
uu mantna usmeyo riyale walal rer burcow reer somalioland now kataliaya amnat aayah
dadaken ahaya  dhulkne haya  dhalaitena    reer burcow maanta ka yelina waxa uu wato
xisbig udub e uu maxad u yhay riyale ha dhagaysanina wasira caloshod u

shaqaysatyasha ah maant awadnakuwax auu ubahanyhay  isbedel  siyaasadeed ,mid
dhaqale mid wax barasho  ooka han qada wdnako dhan  mark dorshada dahir riyale maxay
daranthay  ma ollahiba  mise wa dalxis   jabt waxna u dhafay dadka  rer togdheer  ee
fiirada dheer waxna leeyhay  maanta ayaha wadanku wax auu ku jira gaantina oo ad ugu
hilisan dadka isbedel donka ah ee umada wax u qabanaya  waxaan ku soo gababaynaya
dhabalkayga   reer burco marba la idin siraye  marlaabd ayan la iidn sirin


ibraahin adan salad{xayir] < This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it >
 

 

Kaah Property

Sidee looga Xusay Magaaladda Burco Xuska maalinta Wax Akhris la'aanta iyo Wax Qoris la'aanta